Qeexid

"(-rmay, -rantay; -rmi) Wax laasturay noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga asturan oo kali ah:
  • Hablahayagana waxaanu kula talinaynaa annagoon ciyaarta idiin diidanayn, inaad ku ciyaartaan meelaha ku munaasibka ah, weliba idinkoo asturan.
  • Waxay ka weyday sawir keliya oo aan timaheedu qaawanayn, sawir keliya oo asturan bay ka wayday.