Qeexid

"Qarinta ceeb ama iin cidileedahay."

Qeexid Xigta

ld asturid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga astur oo kali ah:
  • Dhinaca kale waxaa saakay suuqa Bakaaraha iyo Xaafadda Taleex lagu arkay meydadka labo qofood oo aan la garaneyn cida dilkooda ka danbeysa, iyadoo meydadkaasina ay halkaasi ka qaadeen shacabka ku nool xaafadahaasi si ay u asturaan.
  • RSC waxa looga baahan yahay sharci ahaan inay ilaaliyaan asturnaantaada.