Qeexid

"ld ustaad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga astaad oo kali ah:
  • Dhagaxda iyo quruuruxa meel kasta yaal ayaa suuragal ka dhigi kara inay wastaadiinta dalku inoo dhisaan laamiyo aanu ku bixin adduun fara badan, iyo inay laamiyadii hore si joogta ah u dayactiraan.
  • Ninna hadduu darbaysnaan jiroo, ducuf ku weynaado Inkastaad xornimo darartay iyo, daalash ugu yeedho, Dagaag kama hagaagiyo inuu, dib u gurguurtaaye.