Qeexid

Wax harraaddareensan ahaansho.

Qeexid Xigta

Nafley dayow kudhaca ahaansho. ld aqsoo, aqsow, asqow.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga asqoo oo kali ah:
  • Hadda lama aha waxa khaldan sahankoodii, lamana laha way asqoobeen, isla markaana lama laha gurigii aynu ka soo guurnay qaniin iyo abaar midna muu lahayn oo waxbaba lama laha.
  • Hadda lama aha waxa khaldan sahankoodii, lamana laha way asqoobeen, isla markaana lama laha gurigii aynu ka soo guurnay qaniin iyo abaar midna muu lahayn oo waxbaba lama laha.