Qeexid

"Dayow; dhama'."

Qeexid Xigta

Biyawaa;harraad. ld aqso.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga asqo oo kali ah:
  • Waxa se isa soo maqiiqaysa oo markiiba maskaxda ku soo dhacaysa arrinta ku saabsan asqowga iyo jahawareerka wararka Soomaalida dhex heehaabaa abuuraan waayadan dambe ee cilladdu badan tahay, isdiiddooyinkuna ku dhex negaadeen dadka Soomaalida.
  • Ciidamadaan ayaa bishan horaanteedii la geeyay degmada Laasqoray ee Gobolka Sanag kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in ciidamada Somaliland ay gudaha u soo galeen magaalada, taasi ayaa keentay in Puntland ay ciidamo ku daadgurayso jiidaha Sanaag.