Qeexid

Cid waxaqsaysan ka dhigid.

Qeexid Xigta

Cid hadal kuwareerin. ld aqsaysii.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga asqaysii oo kali ah:
  • Dhegaystayaashayada dhafoorada god-godannaw, waxaynu soo gaadhnay cagidii aan warka idinku asqaysiin jiray, waxaana maanta la xagaa-bixi doona weriye Mr.
  • Si xarrago iyo laafyood leh ayay barnaamijkii u furtay, kaftan iyo dhiidhiina ku sii dartay, weliba dardaaran tahriibta ku wajahan, dal jacayl badani ka muuqdona nagu asqaysiisay.