Qeexid

"ld oslid. Baahida neef ida ah oodheddig u qabo kudmo."

Qeexid Xigta

A. ah: neefdheddig oo ida ah oo kudmo u baahan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga asool oo kali ah:
  • “Masoolahayeey, Casoolahayeey, ciyaar-jinidaan aqaan” Inkasta oo Sangub sheegay in aanu ilaa hadda garanayn macnaha ererada Masoole iyo Casoole, haddana wuxuu kelmadahaa ka dhigtay, hal-qabsi naaxyid u noqotay heeshihiisa.
  • Xoolaha afartooda meesi waa u raamsi, waa u taah; waa u asool.