Qeexid

"ld asali."

Qeexid Xigta

(-iyo, m.dh) Kuul cambarah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga asli oo kali ah:
  • Dadka muwaadiniinta asliga ah ee ku nool Jasiirada Suqadara inta badan waa dad ku nool dhulka buuraha ah, waana dad aad iyo aad u dheer oo quwad badan.
  • Intaa markii ay habartii soo ridatay ayuu ma qaloocshena is boox-booxay oo Asli ugu jawaabay.