Qeexid

"Nabad ka a.:heshiisiin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aslaaxi oo kali ah:
  • Diblomaasiyiin Faransiisa ayaa muujiyey shaki ku aaddan inay Ciidammada Qarammada Midoobey nabad ka aslaaxin karaan Soomaaliya.
  • Geelu waxa uu qayb weyn ka qaataa, heshiisiinta iyo aslaaxinta bulshada Soomaaliyeed.