Qeexid

"Qofciidanka dagaallama ka mid ah, welina aan xiddigo iyo alifyo midna la siin; dable."

Qeexid Xigta

Ciidan dagaallama guud ahaan (xiddigabaha lahaado). ld askar, caskari.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga askari oo kali ah:
  • Qaraxyada ayaa waxay sababeen dhaawaca askariga Ethiopianka ah iyo afar qof oo ka dhawaa goobta qaraxa lagu tuuray, waxaana sidoo kale rasaas ay fureen ciidamada ku dhaawacmay qof rayid ah, halka qof kalena uu ku dhintay.
  • Ciidamo ka socda dalka Nigeria kana mid noqonaya ciidamada AMISOM ee Muqdisho ku sugan ayaa lagu wadaa inay maalmaha soo socda gaaraan caasimada Somalia, si ay u xoojiyaan 4,200-askari ee ka socda Midowga Afrika.