Qeexid

"(f.g) Askari ka dhigid (qof)."

Qeexid Xigta

(f.mg) Askari iskadhigid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga askaree oo kali ah:
  • Qafaal askareed ayaa markii ugu horeysay Soomaliya laga hirgeliyay.
  • Qafaal askareed ayaa markii ugu horeysay Soomaliya laga hirgeliyay.