Qeexid

eeg askaree. ld caskarayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga askarayn oo kali ah:
  • Qaar ka mid ah qoysaska soo gaadhay halkaasi ayaa VOA u sheegay in mucaaradka Xuutiyiinta ay askaraynayaan carruurta taasina ay soo sal-kicisay.
  • Kulankan ayaa waxaa marti ku ahaa Ra'isal wasaaraha Somalia, waxaana uu ku saabsanaa ka hortagga askaraynta caruurta.