Qeexid

"ld askari."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga askar oo kali ah:
  • "Ciidamadu waxay xaq u leeyihiin in mushaar ahaa loo siiyo 3/1 miisaaniyada DF u soo xaroota, qorshaha mushaarka ciidankana waa midkii horay u wiiqay xukuumadii kadib markii ay askartu u goosteen dhinacyada kasoo horjeeda" ayay tiri Xil.
  • Dilkaan ayaa ku soo beegmay iyadoo laba casho ka hor lagu dilay gudaha Baydhabo askari Itobiyan ah oo dukameysi uu socday suuqa weyn ee Degmada Baydhabo, taasoo qalqal weyn gelisay Magaalada Baydhabo.