Qeexid
ld askax.
ld askax.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Geed dhirta yaryar ka mid ah oo mirihiisa ceeriinka lagu cuno.
Qeexid Xigta: Mirahageedka askaxa.
Qeexid Kale: A. ka dhig: gumaadid. ldaskaax.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.u
Qeexid: (-syo, m.dh) (baay.) Abla ablaynta qaarkeed waxay ka tirsanyihiinduulka loo yaqaan fasmaydiya (Phasmaidia),waxaanay leeyihiin af leh 3 ilaa 6 baabila.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.dh.u
Qeexid: ld askari.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: (f.g) Hagaajin;dhul in wax lagu beero u diyaarin.
Qeexid Xigta: (f.mg) Nabad ka a.: nabad dhax dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qofciidanka dagaallama ka mid ah, welina aan xiddigo iyo alifyo midna la siin; dable.
Qeexid Xigta: Ciidan dagaallama guud ahaan (xiddigabaha lahaado). ld askar, caskari.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Beer lagu dhaqmo.
Qeexid Xigta: ldaslaaxid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: (f.g) Askari ka dhigid (qof).
Qeexid Xigta: (f.mg) Askari iskadhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg askaree. ld caskarayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Askari ahaansho. ldaskarinnimo, caskarinnimo, caskarnimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Qeexid: (f.g) Bilaabmid; dhalasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Ka soo a.: kabillaabmid; ka dhalasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-xay, xday; -bixi) Ku a.: ciddhibaato kula kallihid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld askumid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: A. ah: qof aan nasiib wacan lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld askarnimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qof aan ahayn shaqaalerasmi ah oo mararka qaarkood uu adeege kayahay isbitaal, xero militari iwm.
Qeexid Xigta: Qofaskari ahaan loo adeegsan jiray mararkaqaarkood miyiga wax ka qaban jiray.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]