Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
asjab
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
magac / noun
Lab / masculine
Wadaag:
Erayada u qoraal eg: `asjab`
asyab
Qeexid
Dabaylo ka yimaada waqooyi-barioo doonyuhu uga dhoofaan koonfur galbeed.
Xilliga dabeylaha asyabkudhacaan. ld asjab.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
asbaab
Qeexid
eeg sabab1.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh.w
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
w (wadar) — wadar (plural)
Qeyb: naxwe
Wadaag: