Qeexid
(-dyo ..., m.dh) (baay.)Asiidh dhanaan oo dhis naanaysmolikiyuulkeedu yahayCH3CH(OH)COOH, asiidhka laagtigwaxay ka timid asiidhka bayruufig, markamuruqyadu firfircoonyihiin ogsajiintunaxaddidantahay. Taasoo si isbada joog ahbeerku u saaro una beddelo gulukows.Jimicsiga xoogga badan waxa laga yaabaa inay ku ururto muruqyada dhexdooda taas ookeenta muruqyo xanuun. Waxa kale oo ayasiidhka laaktig ka qayb qaadataakhamiirinta caanaha, iwm.