Qeexid
asiidh-bu'eed m.dh (-dyo ..., m.dh) (baay.)Silsilad weyn oo dheer oo molikiyuul ah,kana kooban silsilado nukliyootaydho ah,waxa laga helaa noolaha oo dhan. Taas ooqaadda wararka hiddo sidaha.
asiidh-bu'eed m.dh (-dyo ..., m.dh) (baay.)Silsilad weyn oo dheer oo molikiyuul ah,kana kooban silsilado nukliyootaydho ah,waxa laga helaa noolaha oo dhan. Taas ooqaadda wararka hiddo sidaha.
m.l
Qeexid: Noociskudhis ah oo leh haydarojiin kunakalafurma biyaha oona saara ayoonno toganoo haydarojiin ah.
Qeexid Xigta: Aragtida lowri boronistidh ee asiidhada iyo beysyada(1923), waxay qeexiddaa hore u ballaadhisay,in asiidhu tahay borotoo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: asiidha yuurig m.dh (baay.) Maxsuulkaburburka buriin ee garaadleyda shimbiraha,xammaaratada berriga iyo cayayaanka.Marka laga reebo garaadleyda, Maxsuulkaasbadankiisa waa la qashinsaaraa. Asiidhkayuurig waa ma milme, sidaa darteed, waxaloo saaraa adke ahaan, taas oo dhowrtabiyaha qiimaha u leh dhulka oomanaha ah. Asiidhka yuurig markay jidhka ku badatowaxay ku ururtaa kala goysyada dhareerkaleh taas oo ay ku keento xanuun.
m.l
Qeexid: (-dyo ..., m.dh) (kiim.)Iskudhisyada la falgala biyaha soona saaraasiidh. Tusaale ahaan, karboon laba ogsaydhwaxa uu lafalgalaa biyaha waxaana samaysmakaarboonig asiidh: CO2(g) + H2O(aq) =H2CO3(aq).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (kiim.) Hoore midablaawe ah oo bida, oo dharka iyo jidhkaba cuna. Waa asiidh xoog badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (kiim.) Fitamiin biyahaku milanta oo aan looga maarmiin xoojintasoohyada iyo isku haynta unugyada,sameynta kollaanjikana waa ka qaybqaadataa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (kiim.) Saafid-mugeedama mitimis asiidh-beys halkaas oo milancaadi ah oo asiidh ah lagu daro milanribnaantisi dahsoontahay oo ah beystilmaame ku jiro. Alkalicabiridduna waaroganka asiidhcabiridda. Eeg alkalicabirid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-dyo ..., m.dh) (baay.)Asiidh dhanaan oo dhis naanaysmolikiyuulkeedu yahayCH3CH(OH)COOH, asiidhka laagtigwaxay ka timid asiidhka bayruufig, markamuruqyadu firfircoonyihiin ogsajiintunaxaddidantahay. Taasoo si isbada joog ahbeerku u saaro una beddelo gulukows.Jimicsiga xoogga badan waxa laga yaabaa inay ku ururto muruqyada dhexdooda taas ookeenta muruqyo xanuun. Waxa kale oo ayasiidhka laaktig ka qayb qaadataakhamiirinta caanaha, iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-dyo ..., m.dh) (baay.)Iskudhis orgaanig ah oo ka kooban silsiladhaydarookaarboon iyo dhammaad ah kooxkaarboogsayl.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: asii xi. (nax.) 1. Erey lagu xiriiriyo laba weeraan xor ahayn; “oo”. Tus. “Haddaan lacagsiiyo asii diido, maxaan sameynayaa?” 2. Ereylagu xiriiriyo laba weer xor ah; “-na”. Tus.“Lagac baan siiyay asuu diiday”.
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Dhibaato weyn cidku dhicid. “Inkaar baa asiibtay Cali”.
Qeexid Xigta: Arrin xalkeeda dhabta helid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (kiim.) (H2SO4) Hoor saliidda u eg oo midablaawe ah, laguna diyaariyo habka kulanka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld asali.
Qeexid Xigta: Dugsiga caruurta yaryaraadaabta iyo farta lagu baro inta aanaywaxbarashada rasmiga ah bilaabin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (kiim.) Nooc ka tirsan iskudhisyada orgaanigga ee naanaystooda guudtahay COOH. Kaarbog-silik asiidho badan ayaa si dabiici ah ugu jira dhirta, duxda iyo saliiddana waxay ugu jiraan miistar ahaan. Sidaa awgeed kaarbogsilik asiidhada noocan ah waxa loo yaqaan asiidho duxeed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: bu'2 m.dh 1. (baay.) Jidh dhex yaallo saytobalaasamka unugyada, kaasoo ay ku jiraan walxaha hiddo side DNA. 2. (kiim.) Qaybta atamka ee saldanabeedku toganyahay, cufka atamkuna ka yimaado; b.du borotoonno iyo niyuutroonno ayay ka koobantahay; b.da atamka waxaa lagu muujin karaa summad tilmaamaysa tirada (cufka, borotoonnada, atamka) iyo curyaha magaciisa.
Qeexid: bu'o f.mg3 (-'day, -'dday) Weel cadaadiska gudahiisa ku jira oo aad u batay awgeed furtuurid.
Qeexid: bu'yaro m.dh (-ooyin, m.l) (baay.) Jidh yar oo wareegsan oo isku cufan oo laga helo bu'da aan qaybsamin ee unugga dhirta iyo xayawaanka, taas oo ka kooban borotiin, DNA, iyo RNA. Waxay door muhiin ah ka ciyaartaa soo saaridda ribosoomka iyo borotiinka.
Qeexid: bu'1 m.dh (bu'o, m.l) 1. Isha nafleyda inteeda madow. 2. Afarta caloolood ee raamsatada middeed. 3. Cudur beeryarada barariya oo kaneecada laga qaado. 4. (sh.r) B. dheh: cod lagu muujiyo shanqar aad u badan.
Qeexid: bu'asho m.f.dh eeg bu'o.
m.f.dh
Qeexid: eeg asiib. ld aseebid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]