Qeexid

"asii xi. (nax.) 1. Erey lagu xiriiriyo laba weeraan xor ahayn; “oo”. Tus. “Haddaan lacagsiiyo asii diido, maxaan sameynayaa?” 2. Ereylagu xiriiriyo laba weer xor ah; “-na”. Tus.“Lagac baan siiyay asuu diiday”."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga asii oo kali ah:
  • Ganacsatadii lahaa lacagta ay qirteen burcadda la xukumay ayaa la sheegay in la dhaarin doono, markaas kadibna lasiin doono lacagahooda, iyadoo arintan ay aad uga yaabisay dadkii Maxkamada goobjooga ka ahaa.
  • Marka laga yimaado madaxweyne ku xigeenkii, ragga kale ee la eryay waxa ka mid ah Wasiirkii Waxbarashada Kililka 5aad Cabdi-waasac Muxumed Mahdi iyo Badhasaabkii gobolka Goday Cabdi-casiis Sh.