Qeexid

"(-ooyin, m.l) Eedsheegad af amaqoraal ah oo qof ku ooga cid, geeyanamaxkamad ama cid kale oo wax ka qabankarto arrintaas; dacwo. ld ashkato, astako."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ashtako oo kali ah:
  • Warar lagu kalsoon yahay oo Garowe Online ka heshay ilo wareedyo ku sugan Baydhabo iyo Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in saraakiisha hoggaaminaysa ciidamada Itoobiya ee ku sugan Somalia ka ashtakoodeen Ra'iisul Wasaaraha cusub ee Somalia Nuur Cadde.
  • Maalin-nimadii Jimcaha ee lasoo dhaafay ayaa dadkaasi waxaa ay Jasiirada Malta ka sameeyeen Banaanbax Ashtako ah oo ay kaga Cabanayeen dhibaatooyin lasoo gudboonaaday mudadii ay halkaasi ku sugnaayeen.