Qeexid

Cid dacwo kuoogid. ld ashkatee, astakee.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ashtakee oo kali ah:
  • Cali oo ahaa markaa ameerul mimineenta (madaxa dawladda muslimka) ayaa ashtakeeyey ninkii Yuhuudiga ahaa.
  • Nimankaasi way ashtakeeyeen Daahir oo waxay ka ashtakeeyeen wasiirka arimaha dibada oo markaa yimi Djibouti, sidaasaa Daahir lagaga bedelay Djibouti oo loogu celiyay Xamar.