Qeexid

"Yaab weyn; amakaag."

Qeexid Xigta

ldashqaraarid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ashqaraar oo kali ah:
  • Aragtidani waxay xigmaddeeda ku ururisaa ‘ Xilli tegey waxba yaan loo hanqal taagin, ee casriga lagu jiro cajabtiisa lagu ashqaraarayaa Yaanay ku seegin.
  • Boqollaal sano hadalkooda iska daa, ee kuwii 50 sano jiitey haddii lasoo toosiyo ayaa la hubaa inay ashqaraar iyo af-kala-qabad kasoo harayo.