Qeexid

"Midab fardood ka kooban caddaaniyo casaan khafiif ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ashkir oo kali ah:
  • Wasiirka Dib u heshiisiinta Somalia C/risaaq Ashkir oo hoggaaminaya ergada DF uga qaybgalaysa shirka ayaa u sheegay saxaafadda in dib u dhaca shirka ku yimid uusan ahayn mid ay ka dambeyso DF, balse ay rajo wanaagsan ka qabaan inuu shirku qabsoomo.
  • Wasiirka Dib u heshiisiinta Dawlada Cabdirisaaq Ashkir ayaa sheegay in xal laga gaaro soomaaliya ay ogol yihiin.