Qeexid

ld ashtakoo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ashkatoo oo kali ah:
  • Hase yeeshee Badhasaabka Burco, Cali Cabdi Hurre ayaa dadkaa qaabilay islamarkaana talaabo ka qaaday wixii ay dadkaasi ka ashkatoonayeen.
  • Dadki waxa ay Cumar u sheegeen inuu Siciid yahay nin fiican, hawshana uu u wado si wanaagsan, balse waxa ay intaa ku dareen inay Siciid kaga ashkatoonayaan saddex waxyaabood.