Qeexid

"ld ashtako."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ashkato oo kali ah:
  • Dadki waxa ay Cumar u sheegeen inuu Siciid yahay nin fiican, hawshana uu u wado si wanaagsan, balse waxa ay intaa ku dareen inay Siciid kaga ashkatoonayaan saddex waxyaabood.
  • Hase yeeshee Badhasaabka Burco, Cali Cabdi Hurre ayaa dadkaa qaabilay islamarkaana talaabo ka qaaday wixii ay dadkaasi ka ashkatoonayeen.