Qeexid

ld ashtakayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ashkatayn oo kali ah:
  • Haddaba miyaanu ogayn dalka boqortooyada Ingiriiska iyo warfaafintiisa uu ashkataynayaa inay uga war roon yihiin Somaliland oo maalin iyo habeenba joogaan, taarikhda Somalilandna ay ka yaqaanaan.
  • Sidoo kale, toosinta nidaamka garsoorka dalku waxay u baahan tahay in dacwadaha uu diyaariyo xafiis sharci (notary) ama qareen lacag dadka ugu adeega marka uu mid kale ashkataynayo.