Qeexid

(-ooyin, m.l) Beer weyn oo geedmirood ku abuuranyahay; awno.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aseendo oo kali ah:
  • Buulomareer waxay leedahay Beero fara badan iyo Aseendooyin waana magaalo Bilic Qurxoon Dadkeedana ma ahan Dad Dagaalka Jecel waxayna ubadanyihiin Ganacsato iyo Beeraleey.
  • Buulomareer waxay leedahay Beero fara badan iyo Aseendooyin waana magaalo Bilic Qurxoon Dadkeedana ma ahan Dad Dagaalka Jecel waxayna ubadanyihiin Ganacsato iyo Beeraleey.