Qeexid

"eeg sicir."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

wadar naxwe,

wadar / plural

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ascaar oo kali ah:
  • Marka hore, waxaa si xad-dhaaf ah hoos ugu dhacaya sarrifka Shilinka Soomaaliga, ka dib waxaa cirka isku shareeraya ascaarta waxyaabaha daruuriga ah oo sarrifka doolarka ku xiran, ugu dambeyntiina waxaa ciriiri galaya maciishadda iyo nolosha dadweynaha.
  • Ascaarta Saliida oo Sare u Kacday, markii ay Ciraaq hakisay Wax soo saarkeeda Baqdaad (W.