Qeexid

Muran wax jira lagu diidayo.

Qeexid Xigta

ld araarid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga asaraar oo kali ah:
  • Waxay ila tahay waa gumeysi jaceyl iyo abaal walaalkaa leeyahay mid kale la'asaraar waana ta maanta gacanta idiin galisey gumeysiga.
  • Waxay ila tahay waa gumeysi jaceyl iyo abaal walaalkaa leeyahay mid kale la'asaraar waana ta maanta gacanta idiin galisey gumeysiga.