Qeexid

"Dhar midab cad ama madow lehoo afadu qaadato marka ninkeedu dhinto;weer. ld asay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga asaay oo kali ah:
  • "Kuwa dilay, caruurteenna, hooyooyinkeenna barakiciyay, una xiray asaayda oo ku duqeynaya magaaladeena hub culus, ha ogaadeen in laga barooran doono halkii ay ka yimaadeen," ayuu Muqdisho ka sheegay Sheekh Fu'aad Khalaf.
  • Madaxweyne Karasaay ayaa todobaadka hor codsaday in ay amaankiisa sugaan Ciidamada xulufada ah ee Maraykanku horkacayo ee ku sugan Afqaanistaan ka dib markii uu werwer ka galay amaankiisa.