Qeexid

"A. ah: wax cusub oo bilow ah;wax saldhig ah. ld aasaasi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga asaasi oo kali ah:
  • "Kumanaan qoys oo ka soo barakacay dagaalada Muqdisho ayaa ilaa muddo labo usbuuc ah ku baryay nawaaxiga Afgooye iyagoo aan haysan cuno, biyo, iyo hoy toonna iyo weliba waxyaalaha kale ee aasaasiga u ah nolosha," ayuu yiri Mr.
  • Ahlu Sunnah oo dalbatey Ra'isal wasaaraha Somalia Warar laga helayo shir qarsoodi ah oo uga socda magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia xubo ka tirsan ururka Ahlu Sunah wal-jamaca iyo Dowladda Federalka ayaa sheegaya inuu marayo meel xasaasi ah.