Qeexid

"Bilowga wax lasamaynayo ama la dhisayo; sal."

Qeexid Kale

Waxwalxaha taageera ama xejiya ama mid ay kuaasaasmeen.

Qeexid Xigta

Markadhagaxa, ama bulkeetiga, iyo wixi la mid ahdhulka lagu aaso si ay u xajiyaan ama utaageeraan dhismaha derbiga.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga asaas oo kali ah:
  • Kulan xasaasi ah ayaa waxaa maanta uu uga furmay Hotel Gaarden Ex.
  • Kadib Dagaaladii 1991dii Xirsi Magan wuxuu in badan ku noolaa deegaanada hada la isku yiraaho Puntland, wuxuuna qeyb libaaxleh ka qaatay shirarkii ugu horeeyey ee aasaaska u ahaa Sameynta maamul Gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland.