Qeexid

"(aryaadha) ld waryaa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

urur naxwe,

urur / collective

Jagaale naxwe,

Jagaale / ordinal

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aryaa oo kali ah:
  • Dagaal ay ujeeddadiisu yaab leedahay ayaa holciyay magaaladii, afarteeda geesna madaafiic aan yool lahayn ayaa ka daryaameysa.
  • Haddaba, mar aan Guddoomiyaha Is-bahaysiga ASAD wax ka weydiiyay taas, wuxuu ku jawaabay; “Waaryaadhaheen, dee horta dacaayad fiday bay taasi ahayd.