Qeexid

"Wax kala firirsanmeel isugu geyn."

Qeexid Xigta

Ku a.: wax, wax kale eeugu geli karo ku libdhin. ld ururi, uruuri.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aruuri oo kali ah:
  • Ahlu sunnaha Waljamaaca ayaa la sheegayaa inay dib isu aruurinayaan iyagoo la sheegay inay doonayaan in dib ula wareegaan Deegaanka Dhuusamareeb.
  • "Xilka aniga la ii magacaabay waa mid daruuri ah, waayo xubnaha ku sugan Jabuuti waxay marin habaabiyeen fikirkii loo dhisay Isbahaysiga iyagoo heshiis baadil ah la galay xukuumada Somalia" ayuu yiri Sheekh Xasan Daahir oo 65-jir ah.