Qeexid

"Caano a. ah: caano yar oo dhigaalah oo hadba in lagu daro si ay u bataan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aruur oo kali ah:
  • Fatxiyada oo ay soo food saartay hawl culusi waxa ay go aan satay inay u dhabar adaygto hawsha la soo gudboonaatay ee ah korinta caruurteeda yar yar ee uu kaga baxsaday Foosto-riix oo markan ah fadhi-lacag.
  • Dhinaca kale waxa qarax xoogan ka dhacay agagarka xarunta hey’adda UNDP halkaas oo lagu waramayo in ay ku geeriyoodeen sadax caruur ah oo ku sugnaa guri ku dhow goobta qaraxa ka dhacay.