Qeexid

"ld arrinsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga arrinsad oo kali ah:
  • Kulanka ayay sheegeen in looga arrinsaday arrimaha amniga iyo sidii loo xaqiijin lahaa nabada iyo xasiloonida dalka Soomaaliya waxayna tilmaameen inuu ku socdo weli si habsami iyo saaxiibtinimo leh.
  • Wasiirrada IGAD oo ka shiraya Somalia Wasiirada amuuraha dibadda ee IGAD ayaa Talaadada ku kulmaya Addis Ababa si eey uga arrinsadaan xasaradaha ka jira Somalia sida khilaafka DKMG & xoogeysiga Al-Shabaab.