Qeexid

"/dh (-imo, m.l) Talo, hadal iyo in waxlaga qabto u baahan; xaajo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga arrin oo kali ah:
  • Rayaale ku magacaabay gobollada iyo degmooyinka cusub ee dalka, arrintaasoo uu ku tilmaamay tallaabo gef ah bulshada oo lagu caayeyo caqligooda.
  • Arrinkaas waxa uu ka fajaciyey shacabka reer Puntland gudaha iyo dibadaba waxaana la is waydiiyey halkii ay ka baxeen golihiisa Wasiirada iyo umada inteeda kale.