Qeexid

"ld arrimin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga arrimis oo kali ah:
  • Mudane Farole ayaa ka warbixiyey sida dowladda Puntland uga tirsan tahay dowladda Federaalka ah balse nasiib daro ku tilmaamey wada shaqeyn la'aanta u dhexeysa labada dhinac taasoo dusha ka saarey madaxda hurmuudka u ah dowladda ka arrimisa Villa Somalia.
  • Dowlada Puntland oo ka arrimisa gobollada Waqooyi-Bari ee Somalia ayaa hore u sheegtay inay si adag uga soo horjeedo lacagaha DFKMG ku daabacayso Dalka Sudan laakinse ma cadda jawaabta Puntland ku aadan lacagahaan lagu daabacay Dalka Malaysia.