Qeexid

"eeg arrimi. ld arrimis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga arrimin oo kali ah:
  • Waa markii ugu horeysay oo mar qur ah albaabada loo laabo tiro intaan dhan oo shanemooyin ah tan iyo markii ay meesha ka baxeen Golahii Midowga Maxakiimta Islaamiga ee ka arrimin jiray inta badan Koofura iyo bartamaha Somalia.
  • Xukuumadaha maamul goboleedka Puntland kasoo arrimin jirey tobankii sano ee lasoo dhaafey ayaa bixin jirey ruqsado Kaluumeysi islamarkaana qandraasyo siiyey shirkado si gaar ah loo leeyahay kuwaasoo loo igmadey ilalainta xeebaha Puntland.