Qeexid

"Wax arradhayo ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga arradan oo kali ah:
  • Guunyiyo nin gini haysta iyo, googo¢ lacageedba Gabarradana aan bixin karayn, dhawr gambiyo taano Oo qabiil u go¢ay baan arkee, sheeg haddaad garato?
  • Addoomaheygiiyow dhammaantiin waad arradantihiin ee soo doonta hu ( dhar) aan idin arrad tiree.