Qeexid

"Haweenay ku jirta toddobaadkiiugu horreeyey aqalgalkeeda. ld caruusad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aroosad oo kali ah:
  • Bahda Garowe Online ayaa sidoo kale tahniyad u direysa arooska iyo aroosada waxaanu leenaha noqda kuwii isku raaga iskuna kheyra.
  • Isaga oo sababta waydii is leh ayaa shaah laga dalbaday aroosaddii.