Qeexid

"ld aroosid. Ciyaaroiyo damaashaad loo sameeyo laba qof ooisguursaday."

Qeexid Kale

A. ah: qof ku jiratoddobaadkii ugu horreeyey aqalgalkiisa.

Qeexid Xigta

Toddabada beri ee uguhorreysa aqal-galka.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aroos oo kali ah:
  • Caruurteeda ayaa Odayga u sheega in ay hooyadood ku maqan tahay: Aroos, Nikaax, Dhalow, Furoow, Qaraaba-salaan, Maalin-joog, Meel ay ku kulmayaan Habro Ayuuto (Shaloongo) isku darsaday iwm.
  • Inta badan wuxu maansadiisa ka marin jiray aroosyada iyo meelaha ay barbaartu ku haasawdo.