Qeexid

Wax, meel aadugu libdhay ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aroorsan oo kali ah:
  • Shariif uu doonayo inuu isagu awooda dalka oo dhan uu isku koobo, balse taas aanay beesha caalamku ka yeelayn, ayna ka hortagayaan inta aanu awooda oo dhan maroorsan.
  • Marnabana qof kaliyihi talada ma maroorsan sidan hadda muuqata.