Qeexid

"Waqti aroor ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aroornimo oo kali ah:
  • Dagaalka oo ahaa mid xooggan ayaa billowday 5:30-aroornimo wuxuuna socday in ku dhow saacad iyo bar, iyadoo dagaalkas uu u dhexeyay ciidamada DF oo garabsanaya kuwa Ethiopia iyo mucaaradka dagaalka kala horjeeda.
  • Tobankii iyo rubuc aroornimo, 23kii Julay, Sabtidii waxa dhacday maalintii labaad ee bandhigga buugaagta.