Qeexid

eeg aroori. ld arooris.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aroorin oo kali ah:
  • Akhyaareey, waxaynu soo gaadhnay dhabadii aan warka ka soo aroorin jiray, maantana waxa darka u galay oo shubaya Weriye Mr.
  • Halkani waa Raadyow Ma Qaloocshe oo aydin ka dhegaysataan mawjadaha kaftan aqoonka iyo hirarka yaryar ee ilaaq dhuubka Akhyaareey, waxaynu soo gaadhnay dhabadii aan warka ka soo aroorin jiray, maantana waxa darka u galay oo shubaya Weriye Mr.