Qeexid

"Xoolo oommanmeel biyo leh u kaxayn."

Qeexid Kale

Qof hurda riyo wax ku tusid; qof seexin.4. Wax wax kale ku libdhin.

Qeexid Xigta

Hoos u dhigid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aroori oo kali ah:
  • Kuwa diintu innoo keentay kama hadlayo ee waxan ka hadlayaa kuwa aan diinta dhankeeda ka soo aroorin sida ‘Zahra ‘oo ujeeddadiisu tahay Ubax.
  • Isbaanishka ee loo yaqaano Super Cup, waxay ku guulaysatay sannadkii 1999, oo ay ka fara-maroorisay Barcelona. horyaalada Yurub, weligeed kummay guulaysan, balse waxay ciyaarta kama-dambaysta u soo baxday sannadihii 2000-2001.