Qeexid
A. ah: dhagxaanta nooca ugu adag,dhalaala, midabbo kala duwan leh oo aanburburin.
A. ah: dhagxaanta nooca ugu adag,dhalaala, midabbo kala duwan leh oo aanburburin.
magac / noun
Lab / masculine
Qeexid: armaa fk. Erey lagu muujiyo waxa loo maleeyoin ay dhacayaan; ma laga yaabaa in, billaa.Tus. “Armuu Cali ii imaan doonaa”. ldamaa.
m.dh.sh
Qeexid: .r ld farma'.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Qalab qori amabir ka samaysan oo guryaha iyo xafiisyada ladhigto, leh qaabab kala duwan iyo khaanadodharka, dukumentiga, maacuunta iwm lagurito. ld armaadyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld armaajo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Nooc birta ka mid ah oo aad u jilicsan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]