Qeexid

(-ooyin, m.l) Qalab qori amabir ka samaysan oo guryaha iyo xafiisyada ladhigto, leh qaabab kala duwan iyo khaanadodharka, dukumentiga, maacuunta iwm lagurito. ld armaadyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga armaajo oo kali ah:
  • Yuusuf Indhacade waxa uu ugu danbeyn shacabka ugu baaqay inaan la qaldin oo aysan naftooda qaribin, isagoo xusay in Farmaajo uu soo magacaabay madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed, baarlamaankuna uu ansixiyay, iyaguna ay diideen.
  • Muqdisho:-Ra'iisul Wasaare Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay & kulan albaabada u xirnaa uu la qaatay golaha Wasiirada.