Qeexid

"arlaa'i m.l ld arlo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga arlaa oo kali ah:
  • Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka waxa ay soodhoweysay waxqabdka ay muujisay dowladda Soomaaliya ansixinta dastuurka iyo qaabka loo sooxulayo xubnaha cusub ee barlamanka kuwaas oo dooranaya Guddonka cusub ee barlaamanka iyo Madaxweynaha.
  • Dooda Barlaamanka ee xeerka saxaafada Baarlamaanka Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta la filayaa in kulan ay isugu yimaadaan, iyagoo horay u sii wadi doono ka doodista xeerka qabyada ah ee Saxaafadda lagu dhaqaayo.