Qeexid

Wax la arkoodayahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga arkoon oo kali ah:
  • Ciidamada ka soo horjeeda Dowlada Faderaalka Soomaaliya oo xalay saq dhexe weerar ku qaaday barkoontorool u dhow Magaalada Baydhabo iyo Ciidamada maxaakiimta oo iyana shalay galab qabsaday Degmada Buurhahakaba iyo xerada Daynuunaay.
  • Mid kuwaa ka dhigan baan arkoon kadab u laabneyne Inta uu kashbacay oo kibroo kamman wan weyn yeeshay Yuu niman karaamiyo colba leh kiish ka buuxsadaye Ka shib dhaha Islaamoow naftii kii ladnaa gadaye.