Qeexid

"Cid wax aydaneyneyso la kulmid; doorasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga arkoo oo kali ah:
  • Roobabkan oo ay ka soo hormareen xilligii la filayay waxaa si weyn ugu diirsaday dadka iyo xoolaha oo xaalado adag ku heysatay Gobalada Dalka qaarkood.
  • Laakiin dam-qashada xusuustu marba meel bay Xayaad wax ka tustaa, sidaa darteed waxay mararka qaarkood tidhaahdaa “Malaa inkaarmihii (Biixi) ee aan dhabarka u jeediyey ayey ili igaga dhacday.”